Diiwaangelintu waa furan tahay: 26 Oct – 1 Nov  ·  Live Classes: 15 kursi oo kaliya
Bilow
Content Creation for Social Media · Course Af-Soomaali ah

Samee content dadku aamino.

30 cashar oo tallaabo-tallaabo ah. Ka bilow telefoonkaaga.

EVC Plus Sahal

Waan ku furaynaa 24 saac gudahood

Muse Shire, macallinka koorsada
73KTikTok
44KFacebook
Muse ShireSomaliBase
Waddo
Waddada koorsada

Siddeed tallaabo, hal hab.

1/8
16 daq

What your account is for

Fahan ujeeddada Social Media-haaga: Waa maxay goalka?

1

What your account is for

Fahan ujeeddada Social Media-haaga: Waa maxay goalka?

2

Who, where, profile and brand voice

Dooro dhegaystahaaga iyo goobta (TikTok ama Facebook), hagaaji profile-kaaga, oo hel codkaaga.

3

Never run out of ideas

Sidee loo helaa Ideas-ka aad videoska ka sameyneyso, Sidee Idea Bank loo sameystaa?

4

Hooks and scripts

Qor hook run ah iyo qoraal afar qaybood ah oo diyaar u ah duubis.

5

Create with your phone and your tools

Ku duub telefoonkaaga, ku edit-garee CapCut, ku naqshadee Canva iyo Photoshop, oo wax ka baro Copy rights.

6

Publish, grow and build community

Post si joogto ah u dheh, u jawaab dadka, accounts-kaaga kobci, oo dhis community.

7

Analytics: understand your numbers

Akhri analytics-ka TikTok iyo Facebook, oo ogow waxa shaqeeya iyo waxa aan shaqayn.

8

Plan 30 days and improve

Samee qorshe 30 maalmood ah, dib u eeg natiijadaada, oo ogow waxa xiga.

30
Natiijada habka

Maalinta 30aad waxaad haysan doontaa:

Hal jumlad oo cad oo Social Media-haaga qeexeysa
Bangi fikrado ah oo aan dhammaanayn
3 qoraal (script) oo diyaar u ah duubis
Muuqaallo dhammaystiran oo telefoonkaaga lagu sameeyay
Qorshe 30 maalmood ah oo aad raacdo

Waxaad heli doontaa hab iyo qorshe. Natiijadu waxay ku xiran tahay dadaalkaaga.

Isku day
Muse Shire
Isku day kahor

Daawo hal cashar, bilaash.

Arag sida Muse u bara kahor intaanad iibsan. Habkan wuxuu ku tijaabiyay xisaabtiisa.

Daawo casharka bilaashka ah
Qiimo
Qiimaha iyo gelitaanka

Dooro habkaaga.

Standard · Is-baro
$30

Hal mar. Ka bilow marka lacagta la hubiyo.

30 cashar oo muuqaal ah
8 shaqo-buug
Daawo markasta, telefoonkaaga
Casharradu way kuu hadhayaan
Ka bilow · $30
Live Classes · La-baro Muse · 15 kursi
$45

Wuu xirmaa 1 Nov. Kulanka koowaad: 5 Nov.

Wax walba oo Standard ah
4 Khamiis oo toos ah, 17:00 (Google Meet)
Jawaab celin shaqadaada
Koox WhatsApp
Ku soo biir Live Classes · $45
1Dalbo2Bixi EVC Plus / Sahal3Waan ku furaynaa · 24 saac

Fadlan hal dalab oo kaliya samee. Marka aad gasho, lacag celin ma jirto.

?
Su'aalo kooban

Su aalaha nala weydiiyo.

Miyaan u baahanahay akoon social media weyn?

Maya. Khasab ma aha inaa akoon TikTok ama Facebook weyn aad leedahay.

Miyaan helayaa followers badan?

Ma ballanqaadi karno. Waxaan ku bari doonaa hab iyo qorshe. Natiijadu waxay ku xiran tahay shaqadaada iyo dadaalkaaga.

Farqiga Standard iyo Live Classes?

Live Classes wuxuu leeyahay kulamo toos ah (live) iyo jawaab celin + course duuban. Standard waa course duubaan keliya.

Sidee ayaan u bixiyaa?

EVC Plus ama Sahal. Waan hubinaa lacagta, oo 24 saac gudahood ayaan ku furaynaa.

Haddii Live Classes buuxsamaan?

Nagala soo xiriir WhatsApp si aad ugu biirto Live Classes-ka xiga, ama ka bilow Standard hadda.

Su'aal ma qabtaa? Nala soo xiriir.

Scroll to Top