■ Macallinka

arday oo uu Muse baray sanadkan.

Muse Shire, macallinka SomaliBase
MUSE SHIRE Aasaasaha iyo macallinka SomaliBase

■ Ku saabsan SomaliBase

Waxaan Af-Soomaali ku barnaa tiknoolajiyadda.

AI, Coding iyo Content Creation, Waxkasta tallaabo-tallaabo ayaa laguu barayaa, Telefoonkaaga oo keliya ayaad u baahan tahay. .

01 Hadaf

1 milyan dhalinyaro Soomaali ah oo xirfadaha mustaqbalka loo furay.

02 Sabab

Dhalinyarada Soomaaliyeed waa kuwo hibo leh, laakiin fursaduhu way yar yihiin. Koorsooyinka badankood waa Af-Ingiriis, waa qaali.

03 Luuqad

Af-Soomaali 100%. Wax kasta waa lagu sharxaa Afkeena Hooyo.

04 Bixinta

EVC Plus ama Sahal. Koorsada waad heleysaa 24 saac gudahood.

■ Koorsooyinka

Content Creation for Social Media → Prompt Engineering Masterclass → Ardeyga Guuleysta →

DhawaanWeb Development · AI Marketing · Video Editing

Scroll to Top