Ardeyga Guuleysta
About Course
Mustaqbalkaaga System ayuu u baahanyahay.
Ardeyga Guuleysta waxaa uu baahanyahay system shaqeynaya. Kaas oo ka caawinaya inuu la socodo Deadlines-ka, Shaqooyinka aad dalbatay iyo inaa si guud iskugu dheeli tirto nolashaada.
Ardeyga Guuleysta waa system dhameystiran oo daboolaya dhinacyada ardeygu u baahanyahay: Kala soco Classes & Courses, Assignments & Exams Hal Dashboard
Career Page: La soco dhamaan shaqooyinka aad dalbatay, Interviewga kugu soo socda, Shaqooyinka lagu siiyey iyo kuwa laguu diidey.
Life Balance: La soco Diintaada, Caafimaadkaaga, Schoolkaaga IWM.
Casharo dhameystiran oo ku tusaya sida loo isticmaalo Dashboard-kan
Course Content
1. Topic: Introduction
-
Welcome to Ardeyga Guuleysta
01:21
