Ardeyga Guuleysta

About Course

Mustaqbalkaaga System ayuu u baahanyahay.

Ardeyga Guuleysta waxaa uu baahanyahay system shaqeynaya. Kaas oo ka caawinaya inuu la socodo Deadlines-ka, Shaqooyinka aad dalbatay iyo inaa si guud iskugu dheeli tirto nolashaada.

Ardeyga Guuleysta waa system dhameystiran oo daboolaya dhinacyada ardeygu u baahanyahay:
✅ Kala soco Classes & Courses, Assignments & Exams Hal Dashboard

✅ Career Page: La soco dhamaan shaqooyinka aad dalbatay, Interviewga kugu soo socda, Shaqooyinka lagu siiyey iyo kuwa laguu diidey.

✅ Life Balance: La soco Diintaada, Caafimaadkaaga, Schoolkaaga IWM.

✅ Casharo dhameystiran oo ku tusaya sida loo isticmaalo Dashboard-kan

Show More

What Will You Learn?

  • How to organize all your university assignments and exams in one place.
  • How to track job applications and build a professional career pipeline.
  • How to balance your life with the built-in Deen & Habit Tracker.
  • How to customize the Notion template to fit your specific needs.

Course Content

1. Topic: Introduction
Qeybtaan waxaan ku fiirineyna sida casharkaan u ekaanayo iyo waxyaalaha lagaaga baahanyahay.

  • Welcome to Ardeyga Guuleysta
    01:21

2. Topic: The Setup: Download & Config
Qeybtaan waxaan iskula fiirineynaa sida loo soo download gareysto notion iyo sida aad Copy u dhihi karto Notion Templete. Link:

3. Topic: Student Dashboard
Qeybtaan waxaan si qoto dheer iskula fiirin doonaa qeybaha kala duwan ee dashboardka. Waxaan isla fiirin doonaa: - Sida Dashboardka u egyahay, iyo midkastaa waxay qabato. - Classes & Course - How to add new course - How to edit and add details - More...

4. Topic: Assignments & Tasks
Qeybtaan waxaan isla fiirineynaa sida aad u maamuli karto Assignments & Tasks.

5. Topic: Career Page
Qeybtaan waxaan isla fiirineynaa sida aad u maamuli karto Jobs Page oo ah meesha aad kala socon karto shaqooyinka aad dalbatay iyo Networks aad leedahay.

6. Topic: Life Planner
Halkaan waa qeybt aad ku maamulan kartid nolashada si guud.

7. Topic: Master Notion Basics
Halkaan waxaan kugu tusayaa basics of notion iyo sida u isticmaali kartid.

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Scroll to Top