Samee content dadku aamino.
30 cashar oo tallaabo-tallaabo ah. Ka bilow telefoonkaaga.
Waan ku furaynaa 24 saac gudahood
Siddeed tallaabo, hal hab.
What your account is for
Fahan ujeeddada Social Media-haaga: Waa maxay goalka?
What your account is for
Fahan ujeeddada Social Media-haaga: Waa maxay goalka?
Who, where, profile and brand voice
Dooro dhegaystahaaga iyo goobta (TikTok ama Facebook), hagaaji profile-kaaga, oo hel codkaaga.
Never run out of ideas
Sidee loo helaa Ideas-ka aad videoska ka sameyneyso, Sidee Idea Bank loo sameystaa?
Hooks and scripts
Qor hook run ah iyo qoraal afar qaybood ah oo diyaar u ah duubis.
Create with your phone and your tools
Ku duub telefoonkaaga, ku edit-garee CapCut, ku naqshadee Canva iyo Photoshop, oo wax ka baro Copy rights.
Publish, grow and build community
Post si joogto ah u dheh, u jawaab dadka, accounts-kaaga kobci, oo dhis community.
Analytics: understand your numbers
Akhri analytics-ka TikTok iyo Facebook, oo ogow waxa shaqeeya iyo waxa aan shaqayn.
Plan 30 days and improve
Samee qorshe 30 maalmood ah, dib u eeg natiijadaada, oo ogow waxa xiga.
Maalinta 30aad waxaad haysan doontaa:
Waxaad heli doontaa hab iyo qorshe. Natiijadu waxay ku xiran tahay dadaalkaaga.
Daawo hal cashar, bilaash.
Arag sida Muse u bara kahor intaanad iibsan. Habkan wuxuu ku tijaabiyay xisaabtiisa.
Daawo casharka bilaashka ahDooro habkaaga.
Hal mar. Ka bilow marka lacagta la hubiyo.
Wuu xirmaa 1 Nov. Kulanka koowaad: 5 Nov.
Fadlan hal dalab oo kaliya samee. Marka aad gasho, lacag celin ma jirto.
Su aalaha nala weydiiyo.
Miyaan u baahanahay akoon social media weyn?
Maya. Khasab ma aha inaa akoon TikTok ama Facebook weyn aad leedahay.
Miyaan helayaa followers badan?
Ma ballanqaadi karno. Waxaan ku bari doonaa hab iyo qorshe. Natiijadu waxay ku xiran tahay shaqadaada iyo dadaalkaaga.
Farqiga Standard iyo Live Classes?
Live Classes wuxuu leeyahay kulamo toos ah (live) iyo jawaab celin + course duuban. Standard waa course duubaan keliya.
Sidee ayaan u bixiyaa?
EVC Plus ama Sahal. Waan hubinaa lacagta, oo 24 saac gudahood ayaan ku furaynaa.
Haddii Live Classes buuxsamaan?
Nagala soo xiriir WhatsApp si aad ugu biirto Live Classes-ka xiga, ama ka bilow Standard hadda.
