■ Macallinka
700+700+
arday oo uu Muse baray sanadkan.
MUSE SHIRE
Aasaasaha iyo macallinka SomaliBase
■ Ku saabsan SomaliBase
Waxaan Af-Soomaali ku barnaa tiknoolajiyadda.
AI, Coding iyo Content Creation, Waxkasta tallaabo-tallaabo ayaa laguu barayaa, Telefoonkaaga oo keliya ayaad u baahan tahay. .
01 Hadaf
1 milyan dhalinyaro Soomaali ah oo xirfadaha mustaqbalka loo furay.
02 Sabab
Dhalinyarada Soomaaliyeed waa kuwo hibo leh, laakiin fursaduhu way yar yihiin. Koorsooyinka badankood waa Af-Ingiriis, waa qaali.
03 Luuqad
Af-Soomaali 100%. Wax kasta waa lagu sharxaa Afkeena Hooyo.
04 Bixinta
EVC Plus ama Sahal. Koorsada waad heleysaa 24 saac gudahood.
■ Koorsooyinka
Content Creation for Social Media → Prompt Engineering Masterclass → Ardeyga Guuleysta →DhawaanWeb Development · AI Marketing · Video Editing
