AI Prompt Engineering Masterclass

Price range: $25 through $35

SKU: N/A Category:

Dooro xirmada/Package kugu habboon

Standard · $25

Ku habboon ardayga doonaya inuu keligiis wax barto.

  • Waxaad heleysaa dhamaan moduleska coursada
  • Sidoo kalena in coursada halkaas kuugu jireyso

VIP Campus + Discord · $35 (Lagu taliyay)

Ku habboon kuwa dhab ahaan rabo inay xirfad dhisaan. Waxaad heleysaa wax kasta oo Standard ka mid ah, iyo:

  • ✓ Discord gaar ah: ku biir community iyo ardeydayada gaarka ah
  • ✓ Taageero toos ah: weydii macallimiinta marka aad wax fahmi weydo
  • ✓ Prompts: gelitaan kanaalka #share-your-prompts
  • ✓ Isku xirka shfreelance: la shaqee abuurayaal kale
Access Level

Standard Course, VIP Campus + Discord

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “AI Prompt Engineering Masterclass”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top